Zelensky oo qiray in ciidankiisa looga gacan sareeyo dagaalka Ruushka

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay qabsadeen qiyaastii 20% dhulka Ukraine iyada oo maanta oo Jimcaha ah ay u buuxsamayso maalintii 100aad ee ay ciidamada Ruushku wadaan duullaanka ay ku soo qaadeen dalka Ukraine. Zelensky oo Khadka isgaadhsiinta ee la iska arko khudbad ugu jeediyey baarlamaanka Luxembourg ayaa sheegay in … Continue reading Zelensky oo qiray in ciidankiisa looga gacan sareeyo dagaalka Ruushka